Daawo Video: “Qaran jabkii ugu waynaa ee dalka ka dhacay yaa sabab u ahaa..?!

Inkastoo halaagii dhacay aan loo kala harin, hadana waxaa muhiim ah in mudnaanta la kala siiyo qof walibaa dhibka uu u gaystay qaranka soomaaliya iyo midnimadii Soomaaliya burburkeeda, waxaa hubaal ah qof walibaa oo muwaadin soomaaliyeed ah in uusan noqon karin maanta qof nadiif ka ah dhibka ka dhacay dalka. Hadaba qaran jabkii ugu waynaa ee … Continue reading Daawo Video: “Qaran jabkii ugu waynaa ee dalka ka dhacay yaa sabab u ahaa..?!